Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo Taliye Ciidan loo magacaabay (Akhriso Digreeto)

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Gudoomiyihii hore ee Nugaal G/Sare Cumar Cabdullaahi Maxamed (Cumr Fara-weyne ) loogu magacaabay in uu noqdo Taliyaya Ciidanka Kaydka ee Puntland. Halkan ka Akhriso Digreetada Magacaabista Madaxweynaha dowlad  Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 2 October 2018 magcaabay Taliyaya Ciidanka ah ee … Continue reading Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo Taliye Ciidan loo magacaabay (Akhriso Digreeto)